Month: June 2018

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan Xuska sanad guurada 58-aad ee 1- Luulyo

HAMBALYO TIX/0088/2018 June 30, 2018 Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku...

Akhriso Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland oo looga hadlay arimaha kala ah Amniga dalka, mideyna hay’addaha PIA & PSS, xeerka tayo-dhowrka kheyraadka Badda Iyo warbixino kale

Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland DR: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa waxaa looga hadlay...