DAAWO shacabka degmada Godaale ee gobolka Sool oo Xoolaha & Ciidan ku wareejiyey dawladda Puntland

08 June 2018 (Puntlandes) Shacabka degmada Godaale ee gobolka Sool ayaa maanta Xoolaha iyo Ciidan ay kaga q ayb qaadanayaan xoraynta dhulka uu maamulka Jeegaantu haysto ayaa ku wareejiyey dawladda Puntland.

35b9

Beesha Cumar Ways ee Maxamuud Garaad ee Dhulbahante ayaa Xoolo badan oo isugu jira Geel iyo Ari ku wareejiyey Guddiga Taakulaynta Ciidanka difaaca Puntland,  waxay kaloo Beeshu wareejisay Ciidan iyo Baabuur Tekniko ah oo ugu talo gashay inay qayb ka noqdaan hawlgalka xoraynta.

Daawo muuqaalka

Puntlandes.com

About The Author