DAAWO Garaadka & Caaqilka Guud ee Beesha Jaamac Siyaad oo Xoraynta Gobolka Sool tageeray

11 June 2018 (Puntlandes) Shir jaraa`id oo ay  Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo Caaqilka guud ee beeshaas Caaqil Axmed Cabdi Gaas (Hoolif) ee beesha Jaamac Siyaad ay si wadajir ah u qabteen magaalada Laascaanood ayay ku taageereen hawlagalka ka socda Gobolka Sool ee looga xoraynayo maamulka Jeegaanta.

37a5

DAAWO Garaadka & Caaqilka Guud ee Beesha Jaamac Siyaad oo Xoraynta Gobolka Sool tageeray

Puntlandes.com

About The Author