Daawo sawarrada sidda looga ciiday Magaalada Gaalkacyo

15 June 2018 (Puntlandes) Shacabka reer Gaalkacyood ayaa si farxad leh ugu ciiday barxadda Wayne ee iskuulka yamayska, waxaana shacabka kala qayb galay salaada mamulka gobolka mudug iyo kan degmadda.

Ugu horayntii waxaa halkaa ka hadlay gudomiyaha gobolka mudug mudan Xasan Maxamed Khaliif (Xasan Abgaaloow) isagoona yiri “waxaan Allaha ka baryayaa inuu ciiddaan ciideeda kalle alle nagu gaarsiiyo barwaaqo iyo caafimaad, Shacabka halkaaan Ku sugan dhammaan tiin Ciid wannagsan, xaallada gobolka Mudug way dagan tahay wax dhibaata ahina ma jiro, ilaahay waxaan kabar yaynaa in Nabad ay sii ahatto. Mar labaad Ciid wannagsan”
Waxaa halkaa issanna ka hadlay duqa degmada galkacyo Tumey waxa uuna shacabka u rajeeyey inay nabad iyo barwaaqo ku gaaraana ciidan ciideeda kale.
Isu soo duub ciiddaan ayaa Ku Soo beeg maysa iyaddoo galkacyo si daggan looga ciiday.

38a6a

38a6a1

38a6a2

38a6a3

38a7
Wariye Shafici Hassan Mohamed
Puntilandes galkacyo.

About The Author