DAAWO Waare “Afarta Dekedood ee Itoobiya maalgashaneyso Dekeda Cadale ayaa ugu horeysa”

19 June 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa soo dhoweeyay heshiiska maalgashiga Afarta Dekedood ee ay Sabtidii la soo dhaafay ay Muqdisho ku wada gaareen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.

32

Madaxweyne Waare ayaa yiri “Annaga Hirshabeelle haddaan nahay aad ayaa u soo dhoweyneynaa in xuduud ayaa ku xignaa, in la furo Kastamka Feer Feer meeshaas ay noqoto meel laga ganacsado intii xero milateri ku ooli laheyd, maalintii ay isu gudbaan boqol baabuur, dadka is dhex maro, dadka ka yimaada Mustaxiil ay yimaadaan Beledweyn, Godey iyo Beledweyn la isu maro, jidadka la sameeyo”

daawo muuqaalka

Puntlandes.com

About The Author