Akhriso Gudoomiyaha Gudoomiyaha waxbarashada Degmada Bursaalax oo la magacaabey

20 June 2018 (Puntlandes) Digreeto kasoo baxday xafiiska wasiirka Waxbarashada & Tacliinta sare Prof Abshir Yuusuf Ciise ayaa loogu magacaabey Gudoomiyaha Gudoomiyaha waxbarashada Degmada Bursaalax Maxamuud Abdiweli Axmed (Geedi), Oo ah nin dhalinyaro ah oo aqoon yahan ah.

34a

Akhriso Gudoomiyaha Gudoomiyaha waxbarashada Degmada Bursaalax oo la magacaabey
34

Puntlandes.com

 

About The Author