Daawo muuqaalada maanta ee aanu idiinka soo xulay aaga Tukaraq

25 June 2018 (Puntlandes) Dawladda Puntland ayaa maanta Jiidaha dagaalka ee gobalka Sool ee aaga Tukaraq geysay cutubyo kamid ah Ciidamada Kumaandooska ah ee kaydka  Difaaca, Puntland.

34b2

Guddiga Difaaca Puntland ayaa kusoo dhaweeyey ciidankaas jiida dagaalka ee Tukaraq, iyagoo kula dardaarmay ciidanka inay dalka Puntland ee ay haystaan maamulka Jeegaanta ka xoreeyaan sida ugu djhaqqasaha badan.

Daawo muuqaalka

Dhanka kale shacabka degmada Xudun ayo qaybo ka tirsan gobolka Sanaag ayaa waxay soo gaarsiiyeey Ciidanka difaaca Puntland ee Tukaraq xoolo badan oo ay ku taageereen.

Odayaasha iyo Waxagradka Deegaankaas ka tirsan Gobolada Sool iyo Sanaag ee Puntland ayaa ku dhawaad 50 Geel ah iyo boqolaal Ari ah gaarsiiyay Ciidamada difaaca Puntland ee ku jiidaha Dagaalka ee Gobolka Sool.

Daawo muuqaalka

Puntlandes.com

About The Author