Daawo Barnaamijka Himilo & waraysi aad u Xiiso badan oo uu Garowe ku bixiyey Madaxweynaha United States.of Somaliland

27 June 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha United States.of Somaliland Mustafa Maxamed oo booqasho dhawaan ku yimid caasimadda dawlada Puntland ee Garowe ayaa  Barnaamijka Himilo oo ka baxa PLTV ku siiyey waraysi aad u Xiiso badan, kaasoo uu kaga hadlay maamulkiisa, Midnimada Soomaaliya, maamulka Muuse Biixi ee Somaliland hada ka taliya iyo arimo badan oo xasaasi ah.

40

Daawo Barnaamijka Himilo & waraysi aad u Xiiso badan oo uu Garowe ku bixiyey Madaxweynaha United States.of Somaliland

Puntlandes.com

About The Author