DAAWO Xildhibaanada Somaliland Oo Ka Dayriyay Xaalada uu Muuse Biixi ku hogaamiyey Somaliland

09 July 2018 (Puntlandes) Xildhibaanada golaga Baarlaamnka Somaliland oo ka dooday maanta xaalada ay Somaliland ku sugan tahay ayaa ka Dayriyay Xaalada ay hadda ku sugan tahy Somailand oo Muuse Biixi ku hogaamiyey.

429b

Xildhibaan ka mid ah xildhibaanadii hadlay ayaa yiri ” Libaax ayaa ka ciyey Gacan Libaax, ma wax yar ayaad u haysataan? wax yar ma aha”

DAAWO Xildhibaanada Somaliland Oo Ka Dayriyay Xaalada uu Muuse Biixi ku hogaamiyey Somaliland

Puntlandes.com

 

About The Author