Daawo Video: Buugga ”Qurxi Jirka Qanci Qalbiga” oo Galkacyo lagu soo bandhigay

Filed under: Wararka maanta |

09 July 2018 (Puntlandes) Buugga ”Qurxi Jirka Qanci Qalbiga” oo ay qortay Qoraaga da,da yar ee Aasiyo Cabdiwahab Aadan ayaa waxaa lagu soo bandhigay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Daawo muuqaalka qoraagga

43a1

43a2

43a3

43a4

43a5
Puntlandes.com