Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo beeniyey in Wasaaradiisu Xiligan ku guul dareysatay siyaasadii Arimaha Dibada & Waxa Dibudhaca Ku Keenay

17 July 2018 (Puntlandes) Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo beeniyey in Wasaaradiisu Xiligan ku guul dareysatay siyaasadii Arimaha Dibada iyo Waxa Dibudhaca Ku Keenay.

37b9
Waa kan shirkii jaraa’is iyo suaalihii la waydiiyey

Halkana waxay caddayn u tahay sida ay maamulka Jeegaantu dadkiisa u khaldayo, waa Xafiis laga bixiyo Baasaboorka Soomaaliya oo laga furay Hargaysa


Puntlandes.com

About The Author