Daawo Video: Madaxwaynaha Puntland oo ka hadlaya muhiimada ay lee dahay Hay’adda Qandaraas bixinta dowladda

Gaalkacyo (Pes) Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiwali Cali Gaas oo ka qayb galay kulan lagu soo bandhigayay Hay’adda Qandaraas bixinta Dawlada ayaa ka jeediyay khudbad dheer taasoo uu kaga hadlay ahmiyadda ay lee dahay bixinta canshuurta iyo waliba helitaanka nidaam haga Qandaraas qaadaha iyo bixiyaha.

Hay’addan oo la aasaasay 2000 ayuu Dr.Gaas ka hadlay sababta ay mudadaasi oo dhan u shaqayn wayday iyo sababta hadda loogu dhiiraday inay shaqo bilowdo.

Daawo Videoga

Puntlandes.com

About The Author