Dhagayso: Beesha Sade ”Dastuurka ma waafaqsana maamul samaynta Gobolada Dhexe”

Gaalkacyo (Pes) Beesha Sade ayaa kullan ay uga arinsanayso maamul samaynta Gobolada Dhexe ee ay hor boodayso DFS ku yeelatay magaalada Caabudwaaq

Qodobadii ka soo baxay waxaa ugu muhiisanaa

  1. in Beeshu kullan kan ka baalar isugu imaandoonto
  2. in uusan Dastuurka waafaqsanayn maamulka ay DFS rabto in ay ka yagleesho Gobolka Galgaduud iyo qayb ka mid ah Gobolka Mudug.
  3. In ay Beesha Sade samaysay Gudi 41 xubnood ka kooban ayna ka go’do masiirka reerka
  4. Iyo qodobo kale

 

Halkan hoose ka dhagayso baaqa Beesha Sade


Puntlandes.com

About The Author