DAAWO Siyaasi C/wali Maxamuud Gurey oo si adag uga hadlay Arrinta Dakadda Garacad

03 Aug 2018 (Puntlandes) Siyaasi C/wali Maxamuud Gurey ayaa si adag uga hadlay Arrinta Dakadda Garacad iyo ka baaqsashadii uu Ra’iisul Wasaaraha DFS Xasan Cali Khayre uu ku diiday inuu ka qayb galo munaasabaddii lagu dhagax dhigay Dekedda Garacad iyo Wadada Wadaagsin, kuwaas oo ay dhagax dhigeen madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed cali Gaas iyo Islaan Bashiir Islaan Cabdille 31dii July 2018.

41

DAAWO Siyaasi C/wali Maxamuud Gurey oo si adag uga hadlay Arrinta Dakadda Garacad

Puntlandes.com

 

About The Author