Daawo Video: Madaxweynaha Somaliland oo Ku-simaha Safiirka Maraykanka u Qaabilsan Soomaaliya kala hadlay Tukaraq

04 Aug 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan la qaatay ku-simahaSafiirka, ahna safiir-ku-xigeenka waddanka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Martin Dale.
Safiirka ayaa Muuse Biixi kala hadlay Colaada ka aloosan Tukaraq ee u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland. Af-hayeenka Muuse Biixi ayaa sheegay in madaxweyne Muuse ayaa sheegay in laga wada-hadlay xaaladda deegaanka Tukaraq, isla markaana uu madaxweynuhu safiirka u sheegay sida uu u danaynayo nabad buuxda oo deegaanka ka hirgasha.
45a14

45a1a4

Daawo muuqaalka

Puntlandes.com

About The Author