Daawo Video: Wasiirka Gaashaandhiga Somaland oo sheegay inay deg deg usoo af-jarayaan Gen Caarre

07 Aug 2018 (Puntlandes) Wasiirka Gaashaandhiga Somaland Ciise Axmed Yuusuf (Xawar) oo maanta saxaafadda la hadlay ayaa sheegay inay si deg deg ah usoo af-jarayaan Jenaraal C/raxmaan Warsame Cilmi (Caarre) oo abuuray Jamhad kasii horjeeda maamulka Muuse Biixi ee Somaliland.

45a3a9

Gen Caarre ayaa sida uu wasiirku sheegay waxa uu Ciidamo badan ku haystaa deegaan u dhowq magaalada Qardho, isagoo wasiirku ku eedeeyey dawladda Puntland inay taageerto Jamhada Gen Caarre.

Daawo muuqaalka

Puntlandes.com

About The Author