Dhagayso: Aqooyayan Faysal Cabdi Rooble oo ka hadlay xaalada guud & dhibaatooyinka ka jira DDSI

09 Aug 2018 (Puntlandes) Warbixintan uu Faysal Cabdi Rooble siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan oo uu ka mid yahay Puntlandes.com, waa warbixin  xambaarsan arimo badan oo xasaasiya ahna kuwa ku xeeran hadda dhulka somalida ee Itoobiya gumeysato.

44c6

Dhibaatooyinka dadka Soomaalida haysta ee qaxa  iyo barakaca  loona qaxay Soomaaliya gudaheeda, duulaanka qaawan ee Dowlada federalak Itoobiya ku soo qaaday Dhulkaasi dhimashada iyo dhaawca ka dhashay.

Burburinta la burburiyey maamulkii ka jirey Dhulkaasi,iyo Iscasilaada Cabdi Iley, sidoo kale waxa uu Faysal Rooble aad ugu dheeraaday Talaabooyinka ay Somali u baahan tahay iney qaado si ay uga gudubto caqabadaha hadda la soo diristey.

Dhagayso waraysiga oo uu qaaday Weriye Dhegood

 


Puntlandes.com

About The Author