Daawo Video: Qalabkii ugu dambeeyey ee lagu dhisayey wadada Ceeldaahir Ceergaabo oo Pland soo gaaray

14 Aug 2018 (Puntlandes) Waxaa soo dhamaystirmay intii u dambaysay ee qalabkii lagu dhisi lahaa waddada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo, iyadoo la filayo in maalmaha soo socda la bilaabo Laami saarista wadada.

Mashruucaan aadka u qiimaha badan ee lagu dhisayo wadadaas ayaa waxaa si iskutashi ah ku maalgeliyey dawladda iyo Shacabka Puntland, waana iskuday aan horay uga suurto gelin guud ahaan Soomaaliya in gacmaha loo hoorsado Ajanabi ma ahee.

Daawo muuqaalka qalabka

45a5a5a1

45a5a5a2

45a5a6

45a5a6a

45a5a6a1

45a5a62

Puntlandes.com

About The Author