Madaxweyne Gaas oo ka hadlay Amaanka & Tukaraq

21 Aug 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa si weyn uga hadlay xaalada amaan ee Puntland iyo dagaalada ay ku jiraan kooxaha isu soo bahaystay Puntland.

Dr Gaas oo khudbada ciida u jeedinayey boqolal shacab ah ayaa waxa uu ugu baaqay shacabka Puntland in ay dawalada kala shaqeeyan amaanka, wuxuuna ku nuuxnuuxsaday in maamulka Somaliland taageero argagixisada.

Daawo khudbadii madaxweyne Gaas

Puntlandes.com

About The Author