Sawirro: Wafdi Isimo ah oo lagu soo dhaweeyey Degmada Bursaalax

23 Aug 2018 (Puntlandes) Maanta ayaa waxaa lagu soo dhaweeyo Degmada Bursaalax Wafdi ballaaran oo ah Isimada Dhaqanka ee  Ciid, Ceelcad, Doollo iyo Mudug.

Wafdiga ayaa waxaa Hogaaminayey Suldaan Cabdiqani Suldaan Xasan Xaaji Baal, Amiir Maxamud Yusuf, Ugaas Ibrahim Cabdi Xaashi Albaab iyo Suldan Cabdi-Bile Warsame Muse.

Wafdigaan ayaa kayimid Degmada Waxay shalay ku shireen Galdogob, iyagoo ka wada hadalay sidii loo midayn lahaa dadka ay Isimada u yihiin, loolana jaanqaadi lahaa isbedelka ka hano qaaday Dawlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI).

Isimadda waxaa si weyn usoo dhaweeyey Bulshada Bursaalax qaybaheeda kala duwan iyagoo ku faraxsanaa booqashada Isimada ku yimaadeen Degmadooda.

Daawo sawirrada

1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12
Puntlandes.com

About The Author