WARAYSI/ AQOONYAHAN FAYSAL CABDI ROOBLE OO KA WARAMAY ISBEDELKA HOGAAMINTA DEEGAANKA SOMALIDA ITOOBIYA,WAXA LAGA RAJEYNAYO MADAXWEYNAHA CUSUB MUADANE MUSTAFE CAGJAR IYO TALOOYIN UU SIIYEY(GOLAHA1960)

Waraysigan uu Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble siiyey Golaha1960 ,Golaha codka shacabka somaliyeed iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan ,wuxuu kaga hadlay shirka hogaamiyayaasha somalida loogu qabtay Magaalada Adis-ababa wuxuu dalka ku hayo.Magaacaabida ku simaha Madaxweynaha Madane Mustafe Cagjar,Sidoo kale Waxaanu ka waraysanay isbedelka lagu sameeyey Magacii dhulkaasi iyo calankiiba.Sidoo kale Wuxuu madaxeynaha sucub u jeediyey dar-daaran ( talooyin)  muhiima oo mustaqbalka anfici doona madaxweynaha, iyo arimo badan oo kale.

 

Dhagayso waraysiga oo uu qaaday Weriye Dhegood



Puntlandes.com

About The Author