Cabdi Maxamuud Cumar & Mas’uuliyiin lala xiray oo Maxkamad la soo taagay

29 Aug 2018 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee deegaanka Soomalida Cabdi Maxamuud Cumar iyo xubnaha kale oo la xiray ayaa maanta kasoo muuqday maxkamad.

45f3

Xubnaha kale ee maanta Maxkamadda lala soo taagay Cabdi Maxamuud Cumar ayaa waxay kala yihiin:

1-Abdijemal Kelonbi- Wasiirkii Caddaaladda.

2-Rahma Mohammed – Wasiiraddii hore ee Haweenka iyo Carruurta.

3-Ibrahim Mehd- Wasiirkii hore ee Waxbarashada.

4-Dek Abdulahi –Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda Biyaha.

5-Ibrahim Mohammed Mubarek – Guddoomiyihii Jigjiga.

6-Omer Abdi – Madixii Siyaasadda ee Xisbiga Dowlad degaanka Soomaalida.

Puntlandes.com.

About The Author