Akhriso Qabiilada ay kasoo jeedaan Golaha wasiirada DDSI

Halkan Ka Akhriso: Magacyada Iyo Qabiilada Ay Ka Soo Jeedan Xukummada Madaxweynaha Degaanka ETHIOPIA Somali State Md Mustafe Cumar Magacaabay

45d7

1-Madaxweynaha DDSI Mudane Mustafe Muxumed Cumar (Dh/buur) Ogaden/Reer Isaaq
2-Madaxweyne Ku/xigeen Mudane Aadan Farax Ibrahim (Shiniile) Ciise
3-Wasiirka Biyaha Mudane Bashiir Shaafi (Fiiq) Ogaden/Reer Amaadin
4-Wasiirka Maaliyadda Mudane mubashir Dubad (Jigjiga) jidwaaq/Abaskuul
5-Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xasan Dhaadhi Jigjiga jidwaaq (Bartire)
6-Wasiirka Waxbarashada C/laahi Maxamed Muuse (Doollo) Majeerteen
7-Wasiirka Caafimaadka Dr Yusuf Maxamed (Shiniile) Ciise
8-Wasiirka Beeraha Mudane C/qaadir iimaan (Af-dheer) Aw-qudub
9-Wasiirka Howlaha Guud Mudane C/fatax Sh Biixi (Doollo) Ogaden/Makahiil
10-Wasiirka Ganacsiga Mudane C/raxan Axmed Xasan (Qoraxey) Ogaden/Reer Warfa
11-Wasiirka Ka-hortaga Masiibooyinka Mudane Maxamed Cabdi Ogaden/Reer Warfa
12-Wasiirka Qurbajoogta Muadne Habib Xaaji Ogaden/Maalin-guur
13-Wasiirka Xeer-ilaalinta Mudane C/wali Jamac Ibrahim (Jigjiga) Gadabuursi
14-Wasiirka Xoolo Dhaqatada Eng Maxamed Shaale Isaaq Liban (Dagoodi)
15-Wasiirka Cadaalada Mudane Mubaarak Sh Cumar( Af-dheer)/Ogaden/Cowlyahan
16-Wasiirka Shaqada Iyo Shaqaalaha MudaneXasan Aadan (Af-dheer) Gure
17-Wasiirka Maxamed Fatax M/X/ ka Hor. Masiibooyinka (DPPB) (Qoraxey) Ogaden/Bahgeri
18-Wasiirka Warfaafinta Guuled Aw Cali (Jigjiga) jidwaaq/Yabare
19.Zaynab xaaji aadan M/X/ Haweenka (Doollo) Dhulbahante
20-Wasiirka TVET Mudane C/raxmaan ciid Daahir (Jigjiga) Isaaq
21-Wasiirka Dooxooyinka Mudane Axmed Deeq Maxamed (Jigjiga) Geri Koombe
22-Wasiirka Sayniska Mudane Axmed Naaji (Jigjiga) Hawiye
23-Wasiirka Dhaqanka, Dalxiiska Mudane Ilyaas Abiib (Jigjiga) Gabooye
24-Wasiirka Macdanta, Tamarta Mudane Lade C/wali Libaan (Gare)
25-Wasiirka Dhalinyarada Mudane Xasan Faarax Cali ……….
26-Maareeyaha Wakaalada, Jidadka Eng Sacaada Giire (Shiniile) Ciise
27-Maareeyaha Wakaalada, Dakhliga Mudane C/laahi Cabdi. (Godey) Ogaden/Cabdalle
Puntlandes.com

About The Author