Daawo sawirrada dhismaha Laamiga mara bartamaha Galkacyo oo si rasmi ah u bilowday

04 Sep 2018 (Puntlandes) Dhismaha Laamiga mara bartamaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maanta si rasmi ah u bilowday.

Shirkadda dhisaysa Laamiga ee Kebarco ayaa qalabkeeda keenstay oo soo dhamaystirtay, waxaana ay maanta bur burin ku bilowday Laamiga qaybta la dhismayo.

Dhismaha Laamigaan waxaa iska ka kaashanaya oo si iskutashi ah ku fulinaya dowlada hoose ee Gaalkacyo iyo Bulshada magaalada.

Guddiga dhismaha Laamiga ayaa sheegay in Axada soo socota la qabanayo munaasabad balaaran oo lagu daahfuray dhismaha Laamiga oo muhiim u ah magaalada.

 

39

40

41

42

43

44

45

46

47

48

49

50

51

52

53

Heesta ayaa waxay ku bilaabanaysaa:

  • Shacab Hoodo lahoo
  • Hogaan wacan helaa Horumaree
  • Puntland halyey baa u kacay
  • Dhaqaalahan heersare marayoo
  • Mashaariicdan laga haagayee
  • Hiinso oo Haruubka keen
  • Waa Hoobaantii
  • Halku dhagii ahaa
  • Puntland ha isku tashato
  • Hayaanka Geedigeena
  • Hogosha & Hilaaca muuqda
  • Halkaanu haabinayno
  • Addaa nagu hagaayee
  • Midhaa kuma hilmaano
  • Cabdoow kuma hilmaano

Warbaahinta Puntlandes waxay akhristayaasheeda usoo gudbinaysaa Hees ka tarjumaysa Horumarka Puntland ee magaceedu yahay ”Puntland ha isku tashato” ee uu sameeyey Abwaan Bashir Cabdi Jaamac (Shiish), uuna qaadayo Fanaanka caanka ah ee Bashiir Maxamed Abshir (Bashiir Nagaara)Muusikada waa Abdiwahab canter Naji iyo duubistii Liibaan studio.

Maanta Puntland waa u maalin horumarineed.


Puntlandes.com

About The Author