Sawirro-Video: Xilibaan Saleeban Maxamud Xaashi oo Deeq gudoonsiiyey gudiga dhismaha Garoonka Ciyaaraha ee Galkacayo

05 Sep 2018 (Puntlandes) Xildhibaan Saleeban Maxamud Xaashi oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS ayaa waxa uu Garoonka ciyaaraha Cawaale ee magalada Galkacyo ugu deeqay 100 kiish oo Shamiito ah oo loogu talo galay dhismaha garoonka.

Xildhibaan Salebaan ayaa waxa uu ku wareejiyay deeqda gudiga gacanta ku haya dib udhiska garoonka, waxayna gudigu uga mahadceliyeen Xildhibaanka taageerada uu u fidiyey Garaanka.

46a3

46a4

46a5

46a6

46a7

46a8

46a9

46a10

About The Author