Daawo sawirrada Xildhibaan Saleebaan oo ka qaybgalay Ciyaarta finalka koobka Galmudug

05 Sep 2018 (Puntlandes) Maanta oo ay dhacaysay cayaartii finalka ee koobka deeganada maamulka Galmudug ayaa waxaa ka qayb galay Xildhibaan Saleeban Maxamud Xaashi oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS.

Ciyaarta finalka ayaa waxaa ku tartamayey Kooxda Cadaado iyo kooxda koonfurta Gaakacyo, waxaana rigoore ku badisay kooxdii Gaalkacyo kaddib markay hal iyo hal ku kala badin waayeen.

Dhanka kale waxaa madaxdii Ciyaarta ka qaybgashay ka mid madaxweyne kuxigeenka Galmudug Carabeey, Senator Bukahari iyo madax kale

46a11 46a12
46b1

46b3

46b4

46b5

Puntlandes.com

About The Author