Tacsi: AUN Cabdisalaan Faarax Feele Xaaji Warsame oo ku geeryooday Galkacyo

INAA LILAAHI WA,INAA ILEYHEYHI RAAJIXUUN.

39

AUN waxaa shalay oo ay taariikhdu ahayd 12ka sep 2018 magaalada Gaalkacyo ku geeriyooday Cabdisalaan Faarax Geele Xaaji Warsame.

Waxaa Tacsiyeynaya dadka hoos ku qoran oo u tacsiyeynaya dhamaan Qoyskii, ehelkii iyo Asxaabtii uu ka geeryooday Marxuumku, gaar ahaan caruurtii iyo xaasaskii uu ka geeriyooday cabdisalaan Faarax geele iyo dhamaan reer Faarax Geele:

1-Xaaji Cali Faarax Xaange

2-Bashiir Cali Faarax

3-Cabdulaahi Cali Faarax.

4-Sahra Sali Faarax.

5-Saalax Cali faarax.

6-Saciid Cali Faarax.

7-Abdulhakim Cali Faarax

8-Ubax Cali Faarax

9-Mahdi Yuusuf Dhuux

10-Nadiifo Axmed Caanood,

11-Sahra Xirsi Sheekhdoon

12-Abdulqaadir Xaange

13-Dhamaan qoyska reer Xaange

 

Dadka Tacsiyeynaya ayaa waxay kala joognaa USA. Swedan iyo Soomaaliya waxaan tacsida udireynaa xaaji warsame waxaan rabi ooga baryeeynaa janatul fardoowsa Amiin yaarabi

Waxayna allah uga baryayaan inuu marxuumka dambigiisa dhaafo janadii fardowso ahaydna ka waraabsho, Qoyskii, ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo Amiin yaa Allah.

About The Author