Akhriso Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo shuruud ku xiray wada hadalka dowladda Fadaraalka

14 Sep 2018 (Puntlandes) Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oomaaliaya ayaa war murtiyeed ka soo saaray baaqii Madaxweyne Farmaajo uu madaxda dowlad goboleedyada isugu yeeray shirka golaha Amiga Qaran ah oo dhaca 17-18 nisha September, kaddib go’aankii dowlad goboleedyada ku hakiyeen wada shaqeyntii dowladda Fadaraalka.

35c2

dawlad goboleedyada ayaa shuruud ku xiray wada xaajood ay galaan dowladda Fadaraalka, si lagu dhameeyo khilaafka, waxaana ay soo jeediyeen in la heli daraf saddexaad oo door dhexdhexaadin iyo damaanad qaad ka noqda waxa lagu heshiiyo.

Dhanka kale dawlad goboleedyada ayaa soo jeediyay in sababo amni awgeed  in la isla meel dhigo goobta uu shirka ka dhacayo iyo amnigeeda.

Akhriso war murtiyeedka

47c1

Puntlandes.com

About The Author