Duqa Garowe oo shaaciyey dhismaha 4 wado oo Laami casri ah oo laga dhisaya Garowe

15 Sep 2018 (Puntlandes) Gudoomiyaha Degmada Garowe Axmed Siciid Muuse (Axmed Barre) ayaa maanta shaaciyey qandaraas bixinta dhismaha 4 wado oo Laami casri ah oo laga dhisayo Garowe.

36e2

Wadooyinkaas ayey u dhamaystiran yihiin dhamaan adeegyadii looga baahnaa sida Marshobiyeedigii la marayey, Dhuumihii biyaha qaadayey, calaamadayntii iyo xawaare dhimayaashii.

Wadooyinkaan ayaa waxaa ugu maalgelnaya Bangiga Aduunka, waxaana dadaal aad u xoogan u gashay dawladda Puntland.

Afar wado oo isku ah 5km, waxayna ku dhamaystirmayaan mudo sanad gudaheed ah.


Puntlandes.com

About The Author