Daawo sawirrada Dhismaha wadada Laamiga ah ee dhexmarta magaalada Gaalkacyo oo si habsami ah u socda

15 Sep 2018 (Puntlandes) Dhismaha & Dayactirka wadada Laamiga ah ee dhexmarta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa si rasmi ah shaqadeedii loo bilaabay.

Sida Heshiska Dhigayo Shirkadda Kebarco waxay hada ku guda jirtaa dhismaha 1km oo Laami ah oo lacag ah ku baxaysa oo ah $110,000 ay degmada Gaalkacyo bixinayso, halka 7.5km oo kale lagu dhisayo isku tashi.

Dhanka kale  waxaa loogu baaqaa Guud shacabka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan kuwa reer Puntland inay ka qayb qaataan dhismaha Wadada Wadnaha u ah magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

47c7

47c7a

47c7a1

47c7a2

47c7a3

47c7a4

47c7a5
Puntlandes.com

About The Author