Daawo muuqaalo “Badhan waa lagu kala baxay.. war indhaa dhaamma”

20 Sep 2018 (Puntlandes)Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaaran oo uu hogaamianyo oo maantii labaad safar shaqo oo taariikhi ah ku jooga xarunta gobolka Sanaag ee Badhan ayaa waxaa safarkaas uu dalkiisa ku marayo waxaa cambaareeyey maamulka Somaliland.

40

Shacabka ku nool magaalada Badhan ayaa u jawaabay maamulka Muuse Biixi.

Daawo muuqaalo “Badhan waa lagu kala baxay.. war indhaa dhaamma”

DAWLADDA & MUCAARADKA SOMALILAND OO KA HADLAY BOOQASHA MADAXWEYNAHA PLAND KU TAGAY G SANAAG

MAAMULKA MUSE BIXI EE SOMALILAND OO CAMBAARAYN KA DHAMAAN WAAYEY

Puntlandes.com

About The Author