29 sep 2018 (Puntlandes) Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah madaxda sare ee Ururka ONLF oo dhawaan ay dawladda Itoobiyaxabsi kasii daysay kaddib markii ay dawlada fadaraalka Soomaaliya ku wareejisay sanadkii hore ayaa goor dhawayd ka soo dagay Garoonka diyaradaha Bosaso.

19

Soo dhaweyntiisa ayaa si weyn ayaa waxa uga qeyb qadanayaa shacabka Bosaso iyo Masuuliyiin ka tisran dawalada Puntland.

Socdalka uu ku Marayo deeganada Soomalida Qalbi-dhagax ayaa ka soo bilwday Soomaliland waxana u jeedkiisu yahay sida uu isagu sheegay mid uu shacabka Soomaliyeed uga mahad celinayo sidii ay uga xumayeen markii lagu xiray dalka itoobiya.

Puntlandes

About The Author