Daawo sawiro: Iskuulka Farsamada Gacanta ee Bursaalax oo 100 arday u bilabay waxbarasho

29 sep 2018 (Puntlandes) Iskuulka Farsamada Gacanta ee degmada Bursaalax ayaa 100 arday u bilabay waxbarashadii, kuwaas oo noqonaya dufcaddii 3aad.

Iskuulka ayaa hoostaga mashruuca horumarinta degmada Bursaalax oo maamula Iskuul Hoose/dhexe, Sare, Iskuul dadka waawayn, Cisbitaal wayn, Biyo gelinta magaalada Bursaalax iyo qaybo kale.

Daawo sawirrada ardayda Iskuulka Farsamada Gacanta ee degmada Bursaalax
19a

19a1

19a2

19a3

21

22

23
Puntlandes.com

About The Author