Sawiro: Gaas iyo shaqaalaha Madaxtooyadiisa oo Dalxiis iyo raaxaysi u tagay Ayl

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa lagu bartay intii uu talada dalka la wareegay Dalxiis joogto ah iyo Dal baradnimo isagoo aan waxba ka aqoon Puntland ka hor intii uusan madaxweynaha ka noqon. Madaxwryne Gaas iyo dhamaan shaqaalha ka shaqeeya Madaxtooyadiisa ayaa maanta Dalxiis iyo Dal barashanimo ku tagay degmaa Eyl ee Gobolka Nugaal.

Waxaynu maanta wada ogsoonahay in Maxkamadihii Puntland ay u Xirmeen qarash la’aan halka aysanba u oolin Gaas taasi, aaway masuuliyadii loo igmaday?

sawiro
1320

1321

1322

1323

1324

1325

 

Ountlandes.com

About The Author