Cabdullaahi Sheekh Xasan oo loo magacaabey Afhayeenka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada

11 Okt 2018 (Puntlandes) C/llaahi Sheekh Xasan oo ah Wasiirka Dastuurka ee Maamulka Koofur Galbeed ayaa loo magacaabay Afhayeenka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada dalka Soomaaliya.

 84a5

Wareegtada lagu magacaabay waxaa ku saxiixan guddoomiyaha Iskaashiga Dowladd Goboleedyada ahna Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

C/llaahi Sheekh Xasan ayaa wixii hadda ka dambeeya noqon doona Afhayeenka rasmiga ee ku hadli doona codka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada

Akhriso wareegtada

84a4

Puntlandes.com

About The Author