Daawo Video: kullan looga hadlay qaybsiga 4ta kursi ee beesha Cumar Maxamuud ku leeyahay Barlamaanka Puntland (Sawirro)

12 Okt 2018 (Puntlandes) Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa ka dhacay kullan looga hadlayey qaybsiga 4ta kursi ee beesha Cumar Maxamuud ku leeyahay Barlamaanka Puntland, oo la qorshaynayo in lasoo doorto ama lasoo xulo.

Sida la wada ogyahay beel kasta beelaha Puntland kuraasta ay ka hesho Baarlamaanka waxay u qeybsadaan si meerto ah oo jifaba mar qaadato, mudadii ay jireen golayaashaasi dad gaar ah ayaa kuraasta Cumar Maxamuud la siin jirey.

Sida dhaqanka u ahayd Cumar Maxamuud wax kasta oo soo dhex mara waxay wax ku qeybsan jireen 4 xarig, laga bilaabo dhalashadii Puntland 1998dii afartaas kursi waxaa ku fadhiyey labo xarig, labadii kale intaas waa samrayeen oo waxay lahaayeen hunguri bay ku dagaalayaan nala oron maayo.

Hoos ka daawo Xaflad ay soo agaasintay Beesha Bahmareexaan oo ay ka soo qeybgaleen beelaha Cumar Maxamuud ayaa ay uga codsatay in sannadkaan beeshu hesho xubin ka mid ah afarta xubnood ee Cumar Maxamuud.

Halkaan ka akhriso maqaal ka hadlaya kuraasta Cumar Maxamuud:  4ta kursi ee beesha Cumar Maxamuud ku leeyahay Barlamaanka Puntland

85
84a6

85a

85a1

85a2

85a3

85a4

85a5

85a6

85a7

85a8

85a9

85a10

85a11

85a12

85a13

85a14

85a15

85a16

85a17

85a18
Puntlandes.com

About The Author