Ururka samafalka SSCA oo labo Contianer oo qalab caafimaad ugu deeqay Degmada Bursaalax Gobolka Mudug

14 Okt 2018 (Puntlandes) Ururka samafalka Somali street children’s association (SSCA) ayaa wuxuu labo Contianer oo qalab caafimaad oo muhiim ah ugu deeqay Degmada Bursaalax ee Gobolka Mudug.

95

Sawirka kore: Gudoomiyaha Hay’adda Somali Street Children Association (SSCA) Awil Abdi Farah

Qalabka ayaa wuxuu ka kooban noocyada kala duwan oo casriga ah, waxaana ka mid ah:

  • ECG wadnaha
  • Ultrasound with scanner,
  • Sariiro
  • Kuraasta Curyaamiinta
  • Qalab Xafiiseed
  • Kuraasta adeegga (Musqul)
  • Qalab Caafimaad oo aad u badan

 

 

96

96a

96a1

96a2

96a3
Puntlandes.com

About The Author