Sawirro: Madaxweynaha Somaliland oo Kulan la Yeeshay ergayga gaarka ah ee UNu qaabilsan dalka Soomaaliya Nicholas Haysom

04 Nov 2018 (Puntlandes) Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom oo safaro ku marayey caasimadaha maamulada dalka Soomaaliya ka jira ayaa maanta gaaray magaalada Hargeysa ee Somaliland.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la kulmay Nicholas Haysom iyo wafdigiisa waxayna arimihii ay ka wada hadleen ka mid ahaa colaada u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland ee Tukaraq.


Puntlandes.com

About The Author