Akhri magacyada: Madaxweynaha KG Shariif Xasan oo ku dhawaaqay golahiisa wasiirada

Hoos ka akhri magacyada wasiirada cusub ee maamul goboleedka  Koonfur Galbeed

1- C/fitaax Ibraahim Geesay Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Amniga, (Mirifle/ Leysaan).

2- Xasan Xuseen Maxamed Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Hub ka Dhista, Dhaqan Celinta iyo Tababarida Maleeshiyaadka,

3- Saalim Xaaji Xasan Cismaan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta,

4- C/qaadir Shariif Sheekhunaa Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda,

5- Cabdinaasir Cabdi Caruush Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga,

6- Isaaq Cali Subug Waxaa loo magacaabay Wasiirka Waasaaaradda Caafimaadka

7- Saadaad Maxamed Nuur Cali Caliyow Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta

8- Xasan Ibraahim Xasan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Hiddaha, Tacliinta Sare iyo Ticnoolijiyadda

9- Xasan Cabdi Maxamed Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinra Bulshada

10- Maxamed Cumar Zeytuun Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

11- C/laahi Cabdi Cumar Fanax Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga

12- Aadan Xasan Maxamed “Usama” Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha

13- C/laahi Sheekh Xasan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshaddaha

14- Axmed Nuur Sheekh Maxamed Luxus Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dib u dejinta iyo Xiriirka Jaaliyaddaha.

15- C/qaadir Nuur Caraale Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dib u Heshiisiinta iyo Arrimaha Dastuurka,

16- C/laahi Muuse Abuukar Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Daryeelka Naafada

17- Cumar Aadan Xasan “Cumar Dheere” Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dalxiiska iyo Duurjoogta

18- Macalin Maxamuud Maxamed “Macalin Jiis” Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Daaqa

19- Axmed Maxamed Barre Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta

20- Jeylaani Sheekh Maxamed Xasan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada Iyo Shaqaalaha

Puntlandes.com

About The Author