DEEG DEG DAGAAL QARAAR OO KA DHACAY TUKARAQ

04 Nov 2018 (Puntlandes) Dagaal qaraar oo u dhexeeya ciidanka Puntland iyo kuwa Somaliland ayaa goor dhawayd ka dhacay aaga Tukaraq ee ay isku hor fadhiyeen.

Dagaalka oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa ka dhacay goobta lagu magacaabo Labo madaxleey oo deegaanka Tukaraq ka tirsan. Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in dagaal aafd u qaraar uu socday waqyi ah 20 daqiiqo, hadana ay xabadu qabowday-

Wixii war ah oo kusoo kordha kala soco Puntlandes.com

Puntlandes.com

About The Author