Sawirro: Gudoomiyaha Degmada Bookh oo xilka la wareegay

06 Nov 2018 (Puntlandes) Gudoomiyaha Degmada Bookh Cabdiqani Badal Khalaf Jaamac oo dhawaan loo soo magacaabay xilkaaas ayaa si ´rasmi ah ula wareegay.

Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay ayaa ka dhacday cxarunta degmada, taas oo uu xilka Gudomiyaha Degmada Bookh kula wareegay Cabdiqani Badal Khalaf Jaamac, isagoo kala wareegay  C/nasir Maxamed Xoosh (Qaaquf) oo ah Afhayen kuxigenka Barlamanka Degmada, ahaana kusimaha Gudomiyaha Degmada.

Gudoomiyaha ayaa waxaa horyaala shaqo culus taas oo ah sidii uu wax uga bedeli lahaa nolosha shacabka degmada.


Puntlandes.com

About The Author