Daawi Video-Sawirro: Taliyaha cusub ee Ciidanka Daraawiishta Puntland oo xilkii la wareegay

06 Nov 2018 (Puntlandes) Taliyaha cusub ee ciidanka daraawiishta dawladda Puntland S/Guuto Cabdishukri Cabdullaahi ayaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay.

Taliyahii S/Guud Saciid maxamed Xirsi ayaa xilkii taliska guud ee ciidanka difaaca ku wareejiyey taliyaha cusub ee dhawaan madaxweynaha Puntland.

Munaasabadda xil wareejinta ayaa ka dhacday xerada 54aad ee Ciidanka Daraawiishta dawladda Puntland.

Halkaan ka akhriso: Waa kuma Taliyaha cusub ee Ciidanka Daraawiishta Puntland?


Puntlandes.com

About The Author