Madaxweynaha Somaliland Oo La Kulmay Wefti Qaramada Midoobay & IGAD

 

11 nov 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan la qaatay wefti ka socday qaramada midoobay iyo urur-goboleedka IGAD.

Kulankan uu madaxweynuhu la qaatay wefdiga ayaa waxa kala hoggaaminayey Ku-xigeenka wakiilka qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr. Rai Zenenga iyo ergayga khaaska ah ee urur-goboleedka u qaabilsan dalalka Soomaaliya  Maxamed Cali Guyo waxaana ay labada dhinac kulankaas diiradda ku saareen arrimo door ah oo dhinacyada nabadgelyada gaar ahaan xiisada Tukaraq.

 

Puntlandes.com

About The Author