DHAGAYSO: SIDEE ALSHABAAB U QAATAAN CANSHUURTA?

11 nov 2018 (Puntlandes) Barnaamijkii galka Baarista ee VOA ayaa waxa uu ku sameeyey baaris  canshuuraha ay Alshabaab ka qaadaan gaadiidka, badeecooyinka ganacsatada iyo habka ay u fuliyaan.

Alshabaab ayaa waxay ka qaadaan canshuurtaas goobaha ay ka taliso dawladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ku guuldaraysatay inay wax ka qabato.

Hadaba waxa iswaydiin leh Alshabaab maxay ku qabataa lacagta aadka u faraha badan ee ay ka qaadato shacabka Soomaaliyeed, meedayna dawladdii ay ahayd inay inay qaadatao canshuurtaas?

Dhagayso qaabka ay Alshabaab u qaado canshuuraha kala duwan

Puntlandes.com

About The Author