Daawo Shacabka Burco oo diiday safarka madaxweyne Muse Bixi uu ku wajahan yahay Burco

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa socdaal ku maraya gobolada Bari ee Somaliland, waxaana xalay uu ku hoyday magalada Berbera, iyadoo lagu wado inuu tago magalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Qaar kamid ah shacabka reer Burco oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxa ay sheegeen inaysan u diyaar garoobin soo dhaweynta Madaxweyne Muuse Biixi, isla markaana aysan diyaar u aheyn inay soo dhaweeyaan.

Puntlandes.com

About The Author