Dhageyso: Bayle oo su,aalihii ku saabsanaa maaliyadda ka jawaabi kari waayay

20 Nov 2018 (Puntlandes) Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ayaa soo saaray shalay warbixin dheer oo uu ku caddeeyey inay dawladda faderaalka Soomaalya samaysay Musuqmaasuq dhunsasho hanti dadweyne.


 

Warbixinta ayaa si gaar ah farta logu   fiiqay inay wasaaradda maaliyadda ay ku howlantahay masuqmaasuq aad u baaxad wayn.

Wasiirka Maaliyadda Beyle oo wax laga waydiiyey musuqmaasuqaasa ay dawladda federaalku ku kacday ayaa ka jawaabi karin waayey.

Dhaqagayso wasiir Beyle

Puntlandes.com

About The Author