Daawo sawirrada Boqor Burhaan & Isimo uu hogaaminayo oo nabadayn u tagay degmada Taleex ee Gobolka Sool.

21 Nov 2018  (Puntlandes) Wafdigii ballaaran oo uu Hogaaminayay Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa maanta gaaray Degmada Taleex Ee Taariikhiga ee gobolka Sool.

Wafdiga Boqor Burhaan ayaa waxaa soo dhoweeyay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo kamid ah Isimadda gobolka Sool iyo Shacabka Reer Taleex.

Wafdiga Boqorka ayaa u socday siday u Nabadeyn lahaayeen Labo Beelood Oo Walaalo ah oo horay ugu Dagaalamay Degmada Taleex.

 


Puntlandes.com

About The Author