Akhriso Jadwalka doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed & dib u eegis lagu samaynayo sharuudaha musharixiinta

22 Nov 2018  (Puntlandes)  Guddiga doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa soo saaray jadwalka doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed oo maalmo kooban ay ka harsan yihiin doorashada.

Guddiga ayaa sheegay waxay qoraalka ku xuseen in dib u eegis lagu samaynayo sharuudaha musharixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha KGS, taaso oo loo badinayo in Mukhtaar Roobow laga saari doono liiska musharaxnimada.

Doorashada Madaxweynaha ayaa horay loo shaaciyey in la qaban doono 28-ka bishan November, oo ku beegan arbacada soo socota.

Akhriso jadwalka 

Puntlandes.com

About The Author