DEG DEG XILDHIBAANADA GOLAHA SHACABKU OO MOOSHIN KA GUDBIYEY FARMAAJO

09 Dec 2018 (Puntlandes) Guddoonka Baarlabaanka JFS ayaa goor dhawayd qabtay mooshin xilka lagaga xayuubinayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Sida aan xogta ku helnay waxa mooshinka saxiixay xildhaano gaaraya 92 xildhibaan, waxaana lagu wada in toddobaadkan gudahiisa la bilaabo ka doodidda mooshinka.

    1. Qiyaano Qaran
    2. Dhiibistii Cabdikarin Muse Qalbi Dhagax
    3. Burburinta maamul goboleedyada

Puntlandes.com

About The Author