Xoghayaha Golaha Shacabka oo waraaq uu ku qasbay Muudeey soo saaray

11 Dec 2018 (Puntlandes)  Qoraal sharciga iuo xerrhoosaadka baal marsan oo uu saaray saaka Xoghayaha Golaha Shacabka Cabdikariim Xaaji Cabdi Buux, kaas oo ah mid lagu khasbay ayuu ku sheegay in mooshinkii laga keenay Madaxweyne Framaajo uusan ansax ahayn maadaama uusan helin tiradii loogu talagalay inuu ansax ku noqdo.

Guddomiye ku xigeenka kowaad Muudeey oo kaashanaya xukuumadda ayaa ku khasbay Xog hayaha inuu saxiixo waraaqdaab mana mid aha sharci ku dhisan.

Arintani waxay muujinaysaa fowdada uu dalka ku wado madaxweynaha uu Mioshinku ka yaal, isagoo doonaya inuu wax walba ku socod siiyo sharci daro isagoo isticmaalaya xoog, handadaad iyo Laaluush.

Madaxweynaha mooshinku ka yaal wuxuu ka shaqaynayaa wixii loo doortay kasoo horjeefkeeda taas oo ah burburonta dawladdii mudada la isku dhoodhoobayey.

 

Puntlandes.com

 

 

About The Author